
Kala Bar Wafdi Dowladeed oo ka Qaybgalayay Shir Caalami ah oo Ka Baxsaday Switzerland
Geneva – Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Shabelle ayaa sheegaya in kala bar xubnihii wafdiga dowladda Soomaaliya ee ka qayb-galayay shirka shaqaalaha adduunka ee ka dhacay magaalada Geneva, Switzerland, ay si qarsoodi ah uga baxsadeen waajibaadkoodii …